Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb ahaa madaxda ka qeyb gashay xafladdii saxiixa heshiishka dhismaha dekadda hobyo
Ganacsatadaan ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay bixiyaan in la eg lacagta ay beesha HG ay bixisay
Madaxweynaha ayaa sheegay in maamulkiisu ay hiil iyo hoo intaba ay la garab istaagi doonaan ganacsatada Soomiliyeed ee ku howlan dhismaha dekadda hobyo
Agaasimihii hore ee hayadda sirdoonka Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad ayaa bogaadin iyo dhiirigelin ugu yimid Shirkadda HICO .
7 October 2024 Shirkadda Hobyo Investment Company iyo Shirkadda Metag ayaa wada saxiixday heshiis ganacsi kaas oo lagu dhisaayo dekadda hobyo . Xafaladdaan oo si heersare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. sidoo kale waxaa xafaldda goobjoog […]
Golaha guud ayaa yeeshay shir socday laba maalmood kaas oo la daahfuray 15 may 2024 waxaana la soo afmeeray 16 may 2024 kulankaan ayaa intii uu socday waxaa la ansixiyay xeer hoosaadka shirakadda Hobyo Investment Company , sidoo kale waxaa la doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeenka golaha […]
sahankaan ayaa waxaa si wdajir ah uga qeyb qaatay shirkadaha Hobyo Investment Company iyo Great Horn Investment Holding ,ka dib heshiis ay horraan u wada galeen. waxaa meel wanaagsan maraya rumeynta riyadii ree Galmudug ee ahayd inay dhidibada u taagaan Dekadda hobyo, taasi oo ay baahi weyn u […]
Gudiga ganacsatada ee dhismaha dekadda Hobyo oo maalmahaan howlo shaqo u joogay Wadanka Jabuuti ayaa wadahadalo maalmo qaatay kadib waxay heshiis iskaashi la galeen shirkadda Great Horn Investment Holding oo ah shirkadda maamusho dekadaha, Ayraboorada iyo Wadooyinka wadanka Jabuuti. Labada Shirkadood ee Hobyo Investment Company iyo Great Horn […]
Magaalo xeebeedka Hobyo iyo waxa ay kaga duwan tahay magaalooyinka kale